Skip to main content

Friday 17 July 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Dhaqan

Feker |
Sannadkii 1669-kii, ayuu John Locke diyaariyey Dastuurkii Aasaasiga ahaa ee Carolina, oo ahaa dukumenti lagu maamulayay gumeysi Ingiriisku ku lahaa Waqooyiga Ameerika.

Sannadkii 1871-kii, qoraa aan magaciisa la aqoon ayaa ku qoray xusuus-qorkiisa noloshiisii caasimadda Ingiriiska isagoo yidhi: “Daal aad u baaxad weyn ayaa ku dhaca neerfayaasha iyo maskaxda reer London.

Buug |
Waxaa jira buugaag loo akhriyo kordhsi aqooneed, waxaana jira kuwo qofka ku khasba in uu dib u eego fahamkiisa ku saabsan bulshada, dawladnimada iyo xidhiidhka ka dhexeeya qofka iyo ummadda uu ka tirsan yahay.

Geeska Afrika waxa uu sooyaal ahaan iyo soojireen ahaanba ahaa mid aad istaraatiiji ugu ah quwadaha dunida iyo nidaamyada dawliga ah, oo waxa ku kulmay ilo khayraad ah iyo marinno lamahuraan u ah geeddi-socodka ganacsiga iyo wixii la halmaala, oo badi xulafooyinkii Yuru

Marka ay dawladdu u baahato in ay taangi dhigto waddooyinka, waxay ka dhigan tahay inay tahay awood ka welwelsan jiritaankeeda.

Dhaqan |
Aragtida dadweynuhu waligeed may ahayn codad kala firidhsan oo suuqyada laga maqlo ama sawaxan ku meel gaadh ah oo fagaarayaasha ka dhaca.

"Dagaalku waa nabad, xorriyaddu waa addoonsi, jahliguna waa awood." "Walaalka Weyni wuu kula socdaa."

Markii aan ka tagay xirfaddaydii qareennimada oo aan galay waxa maanta loo yaqaan “hal-abuurka dijitaalka”, ujeeddadaydu waxay ahayd mid sahlan oo cad: inaan dadka la wadaago farshaxankayga.

Buug-yare cinwaankiisu yahay “Maxaa Sababa Colaadaha?”, ayay daabacaadda Paris ee L'Herne dib ugu soo saartay wada-hadalkii dhex maray laba ka mid ah mufakiriintii ugu waaweynaa casriga, kuwaas oo ibo-furay aragtiyo aqooneed cusub qarnigii 20-aad, waa fiisigisy

Markii hoggaamiyeyaasha Afrika ay ku kulmeen Addis Ababa 25-kii May 1963-kii si ay u aasaasaan Ururka Midnimada Afrika oo markii dambe isu beddelay Midowga Afrika, dhacdadaasi waxay noqotay astaan u taagan xorriyadda qaaradda, dad badanina weli waxay u yaqaannaan “Maali