Skip to main content

Saturday 8 August 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Dhaqan

Feker |
Barnaamijyada luuqadeed ee waaweyn sida ChatGPT waxay noqdeen kaaliye degdeg ah oo ay adeegsadaan ardayda, qoraayaasha iyo hal-abuurayaashu.

Daraasad cusub ayaa daaha ka fayday in ay bini’aadamku durtaba bilaabeen inay qaataan hab luuqadeed si weyn ugu eg kan garaad-gacmeedka, sida ChatGPT.

Dhaqan |
Juxa waxa uu ka mid yahay sheeko-xariirooyinka ugu faca weyn ee ay curiyeen dad la dulmay. Sheekooyinkiisu waa kuwo dunida ku baahsan, laga bilaabo Shiinaha ilaa jasiiradda Sisiliya, iyo Badhtamaha Aasiya ilaa maqaaxiyaha Anatoliya iyo Qaahira.

Buug |
Buuggan aynu faallaynayno waxa qoray Ngũgĩ wa Thiong'o (1938-2025) oo lagu tibaaxo in uu ka mid yahay suugaanyahannada culus ee ay Afrika hindistay. Waxqabadkiisu waxa ay ahaayeen kuwo daarran sheeko-faneedda iyo aqoonta guud.

Waxaan ka mid ahay ardayda Soomaaliyeed ee gudaha dalka wax ku barata, khaasatan aqoonta kombuyuutarka iyo barnaamijyadiisa.

Habdhaqanka akhrisku waa astaan ilbaxnimo. Waa rootiin iyo dabeecad ay tahay in qof walba lahaado, waa na daruuro iyo lagama maarmaan nololeed. Sidaas oo ay tahay Soomaalida dhexdeeda weli si xooggan ugama hanaqaadin.

"Waa aan soo noqday madaxeey. Sannado badan oo aan maqnaa ka dib, waa i kan... laakiin tani waa sheeko kale."

Masrax |
Taxanaha The Walking Dead, muddo badan ayaan daawashadiisa ka meermeerayay maadaama aan necbaa filimada uu zombie-gu — ama orgobuhu — qaybta ka yahay.

Maraykanka waxaa lagu aasaasay, welina uu ku taagan yahay, dhul laga dhacay dadka asaliga ah, kaas oo lagu qabsaday xasuuq qaran oo aan weli joogsan.