Skip to main content

Monday 7 September 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Feker

Feker |
Waxaa laga hayaa Sayid Qutb sannadihii ugu dambeeyay noloshiisa, marka la weydiiyo isbeddelka fikir ee ku yimi, laga soo bilaabo shaqooyinkiisii hore ee naqdinta suugaanta, ee la daabacay afartamaadkii, ilaa qoraalladiisii Islaamiga xagjirka ahaa ee la daabacay dabayaaqadii kontomaadkii iyo…

Ma suuragal baa in maanso kooban ay xambaarsanaato falsafad ka qoto dheer mid ku jirta buug falsafadeed? Sidee ayay sheeko ama maanso, iyaga oo aan si toos ah u qeexin falsafadda, haddana maskaxda ugu abuuri karaan su'aalo ku saabsan runta, jiritaanka, caddaaladda, xorriyadda iyo macnaha nolosha,…

Intii la uunku jireyba waxa dunida soo maray dadyow aan la qiyaasi karin tirada buugaagta ay qoreen ama baaxadda aqoonta ay ka tageen, balse la cabbiri karo saamaynta ay ku yeesheen in ay beddelaan hab-fikirka bini’aadamka iyo sidoo kale qaabka ay isu fahmi lahaayeen nafsad ahaan. Qaar ka mid ah…

Ugu horrayn, maadaama oo saddexda diimood ee Islaamka, Masiixiyadda iyo Yahuudiyaddu ay asal ahaan ka soo unkameen diintii nabi Ibraahin (CS), isla markaana ay nuxur ahaan diintaas iskugu biyashubanayaan waxa aan iskuqaadka saddexdooda suugaanoodba soo wada hoosgaliyay cinwaanka Sheeko Diineedka…

Sida ay cid walba dareemi karto, dhowr iyo tobankii sano ee u danbeeyay, waxaa guud ahaan dhulka Soomaalida ku faafayay kacaan xuquuqraadin ah oo marba marka ka danbaysa sii badanaya. Waxaa shaaracyada tuban haween dhiirran oo dalbanaya xuquuq siyaasadeed, mid dhaqaale iyo mid bulsho. Waxaa soo…

Shaki kuma jiro in daacadnimadu tahay sifo wanaagsan, balse ma tahay marka laga hadlayo xidhiidhadii jacayl ee hore? Xitaa haddii aynaan qiran, dad badan ayey maskaxdoodu ku shuqlantahay in lammaanahoodu hore u soo maray xidhiidh jacayl iyo in kale. Taasi waxay keentaa in la is weydiiyo su’aalo…

Koobka Adduunka ee kubbadda cagta waxaa loo tixgeliyaa mid ka mid ah tartamada ciyaaraha ee ugu adag marka laga hadlayo ku guuleysiga horyaalka. Muddo ka badan sagaashan sano, siddeed dal oo keliya ayaa ku guuleystay inay fuulaan carshiga kubbadda cagta adduunka. Tani waxay ka dhigaysaa kooxo aad u…

Karl Marx waxa uu ahaa faylasuuf, dhaqaaleyahan, iyo mufakir bulsho oo saameyn aan la qiyaasi karin ku yeeshay isbeddellada taariikheed, dhaqaale, iyo siyaasadeed ee dunida labadii qarni ee la soo dhaafay. Iyada oo la xusayo sannad-guuradii 200-aad ee dhalashadiisa iyo in ka badan 150 sano ka dib…

Iyadoo ay jiraan qalalaaso isdaba joog ah iyo culaysyo nolol maalmeed oo hadheeyay Lubnaan iyo guud ahaan dunida Carabta, waxa aynu isku aragnaa innagoo ku hareeraysan dareenno walaac iyo cabsi leh oo si gaadmo ah ugu sii qulqulaya gudaha nafteenna, kana dhigaya culays aynu la noolaanno.…

Waxa aan badiyaa la kulmaa cid quudhsata aqoonta aadanaha oo ku sheegta in aanay waxtar u lahayn dunida maanta oo horusocodkiisana kaga qayb qaadanayn wax-ku-darsi dhab ah. Shaki kuma jiro in caalamka maanta ay wax iska beddeleen oo waxa fiiro goonni ah yeeshay laamaha sayniska, tiknoolajiyadda,…

Subscribe to Category Page