Skip to main content

Monday 17 August 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Tix

Tix |
Walaashay Macooyo waa maanso kooban oo leh qaab masraxiyadeed. Waxa ay ka warramaysaa wiil la yidhaahdo Kuus, qoyskiisa, iyo murugo culus oo ku dhacday kaddib markii walaashii Macooyo ay ku nafweyday hawlgal lagu burburinayay guryo dad sabool ahi degganaayeen. Kuus iyo qoyskiisu ma ahayn dad si…

"Tabantaabo gacalbaan rabaa toloow hala i dhoofsho.” Safar, safar, safar… Noloshu waa safar. SOOMAALIDU waxa ay hormuud ka yihiin bulshooyinka socotada ah ee kabuhu u giijisan yihiin goor walba. Kobtii ay tagaanba waxa ay ku reja weynaadaan in ay kasoo huleelaan oo kasii socdaalaan. “ragga (iyo…

Miisaanka salka maansadu ma aha xeer iyo halbeegga kala sooca hadalka iyo hawraarta ama tixda iyo tiraabta oo keliya, balse waa hab-aqooneed muhiim u ah qeexidda iyo sumaddeynta jaadadka kala duwan ee suugaanta Soomaalida. Waa xeer-duud qeexaya sida ay jiifto uga duwan tahay gabayga ama geeraarku…

MAANSO Waxaan dunida maansadaMadxafkeeda dhigayaa Maahmaahyo laga qorayMaalmahan filkayga ah Waxan magacyadoodiyo Macluumaadyadoodiyo Martabkiyo xilkoodiyo Mawaadiic u gaariyo Midhahooda qorayaa Malyuumaadka basharka ahWaxa madashan dunida ahMayeedhaan ku nool…

MAANSO Shiikh beri na waaniyay Wuxu yidhi "billaahiye Hablahaa barbaarta ah Inta beladu wadatee Bixisee dharkii nacay Waxa bi'iyay waa hee: Indho lagu bidhiiqshoo Egmadaa ku faro badan Asturaadda biliga leh Si ay ugu badhaadhaan Boholyoow u laabtaan Baahidiina daymada Ciiddiyo la…

Subscribe to Category Page