Sooyaalku waa qodobka iftiimin kara, laguna fahmi karo isbeddellada hadda Itoobiya ka socda iyo hankeeda mustaqbalka. Sidoo kale waa waxa lagu fahmi karo siyaasadaheeda gudeed iyo kuweeda gobolka.

Waxa aan isku dayi doonaa in aan warqaddan daaha kaga qaado xidhiidhka iskeensasho iyo isgo'aamineed ee ka dhexeeya ku dhaqanka maanso afeedda Soomaalida iyo samaynsanka baadisooca qabiilka ku dhisan ee bulshada Soomaalida.

Marka indhaha dunida kale lagu eego, Afrika waa qaarad weli ay adagtahay in la fahmo, inta badanna doodaha caalamiga ah lagaga bixiyo sawir marinhabaabin ah, oo ay si isku mid ah uga gudbiyaan qoraallada cilmibaadhayaasha Afrikaanka ah, warbixinaha weriyayaash

Tan iyo intii gumeystaha reer Galbeed yimid dunida Bari, waxaa jirtay suuro goonniya oo ay ku sifayn jireen dalalkii ay qabsadeen iyo dadka ku noolba. Bilmetal, ninka reer Galbeed wuxuu u arkay reer Bariga dad aan waxba dhaamin xayawaanka duurjoogta ah.

Maxamuud Mamdaani waxa uu soo saaray buug amakaag leh; amakaaggaasi ma aha qaabqoraalkiisa sidkan amaba curintiisa sare, se waa in uu xukun rafcaan ah siinayo Idi Aamiin, keligiitaliyihii Yugaandha, ee inta badan xusuusta casriga ah magaciisu la xidhiidho dhiig-daadin i