Skip to main content

Monday 9 December 2024

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin

Dhaqan

Feker |
Qaxoontigu waa xaalad barakac oo ka dhalata nabadgalyadarro ay wajahaan koox dad ahi si ay badbaado u helaana u qaxa meel ay nabad ku dareemayaan, meeshaas ay u qaxayaani waa  in aysan noqon meel dalkooda ka mid ah ee ay tahay meel ay xuduudo sharci ah oo jira ay uga tallaabeen.

Buug |
Inta ay naan dhallada uga bixin soo koobidda buugga uu qoray buuniga reer maraykan ee culluunta siyaa

Dhaqankii abkasoogaadhka ahaa ee is haybsiga,  waxa uu heeryihiisi u la soo wareegay  dunida dhijitaalka ah.   Muddadiiba, deegaannada Soomaaliyeed, waxa ka dhaca dagaallo sokeeye.

Buugga “War”, oo ay dhawaan
Buugga “War”, oo ay dhawaan
Feker |
Sanadihii u danbeeyey waxa la arkay isbeddel muuqda oo ku yimid ka hadalka cudurrada ku dhaca dhimirka.

Wax ka barashada noocyada kala duwan ee dagaalladu waa tallaabo garaad sare ku lammaanyahay, dunidana hadda waxa soo foodsaaray dagaal saddexaad oo caalami ah, ama dagaal qabaw oo labaad amaba dagaal nukliyeer oo kii koowaad noqon doona.

Weydiin E-mail lagu soo diray:
Weydiin E-mail lagu soo diray:
Feker |
Geeridu waxa ay ka mid tahay siraha ugu adag uguna yaabka badan ee aanay dadku ka gungaadhin intii ay jireen, si kaste oo ay aqoontooda iyo waaya-aragnimadoodu u horumaraan.

Gorfaynta, falkinta iyo faaqidaadduba waxay suugaanta u yeelaan macne, waana hab lagu gaaro aragtiyaha qoddadadheer ee suugaanta ku duugan. Sida oo kale in suugaanta lagu aqriyo aragtiyo bulsheed, dhaqaale iyo kuwa caalami ah ba waxay abuurtaa in laga salgaaro miidda iyo mucda suugaanta.

Dhaqan |
Waxa qortay Juuliya Jaamac, waxaana lagu faafiyay The Guardian. 28/5/2023.