Skip to main content

Wednesday 19 August 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Buug

Buug |
Marka la isla soo hadal qaado ama la maqlo buugga “Islam Between East and West/الإسلام بين الشرق والغرب”, (= Islaamka u Dhaxeeya Bari iyo Galbeed) waxa ugu horreeya ee qofka soo jiidanaya ma aha oo keliya qoto-dheeridiisa, balse waa habka gaarka ah ee uu qoraagu u dhisay su’aalaha uu doonayo in uu…

Toban sano ayay Soomaaliya ka maqnayd saaxadda dunida oo aanay jirin dawlad rasmi ah oo caalamka ku matasha, muddadaasna waxaa dalka ka aloosnaa dagaallo iyo xaalado qarriban oo ka dhashay qaran-jabkii dalka ku dhacay 1991-kii. Waxaa muddadaas socday dedaallo lagu doonayo in dawladnimo lagu…

Eexaysiga Addoonnimada waa buug uu qoray Étienne de La Boétie, turjumaaddiisana uu sameeyey Cabdicasiis Guudcadde. Waa buug falsafadeed oo si qotodheer u baaraya xidhiidhka ka dhexeeya xorriyadda, awoodda iyo dabeecadda bulshada. Ma aha buug ku kooban dhaleecaynta kelitalisnimada ama soo…

Magaaladayadii yarayd ee ku taallay gees ka mid ah khariidadda Suudaan, xilligii aan dhiganaynay dugsiga sare, aniga iyo saaxiibkayga sheeko-curiyaha ahaa Cumar Caqaal waxaan caado ka dhigan jirnay inaan gabayadayada u bandhigno walaalkii, injineer Ridwaan. Maalin ayuu akhriyey gabay aan qoray oo…

Waxaa jira buugaag loo akhriyo kordhsi aqooneed, waxaana jira kuwo qofka ku khasba in uu dib u eego fahamkiisa ku saabsan bulshada, dawladnimada iyo xidhiidhka ka dhexeeya qofka iyo ummadda uu ka tirsan yahay. Heshiis Bulsho waxa uu ka mid yahay buugag taxane turjumaad ah oo luugu magac daray…

Geeska Afrika waxa uu sooyaal ahaan iyo soojireen ahaanba ahaa mid aad istaraatiiji ugu ah quwadaha dunida iyo nidaamyada dawliga ah, oo waxa ku kulmay ilo khayraad ah iyo marinno lamahuraan u ah geeddi-socodka ganacsiga iyo wixii la halmaala, oo badi xulafooyinkii Yurubbiyaanku iyo kuwii ka…

"Dagaalku waa nabad, xorriyaddu waa addoonsi, jahliguna waa awood." "Walaalka Weyni wuu kula socdaa." Weedho aan sinaba maankaaga uga go'i doonin marka aad sheekadan akhrido. Laakiin marka hore ku soo dhowoow caalamka Orwell, caalam uu fekerku dambi yahay, xaqiiqada oo la ogaadaa ay jariimo tahay,…

Buug-yare cinwaankiisu yahay “Maxaa Sababa Colaadaha?”, ayay daabacaadda Paris ee L'Herne dib ugu soo saartay wada-hadalkii dhex maray laba ka mid ah mufakiriintii ugu waaweynaa casriga, kuwaas oo ibo-furay aragtiyo aqooneed cusub qarnigii 20-aad, waa fiisigisyahanka Albert Einstein iyo aasaasihii…

Ka dib siddeed sanno oo uu maqnaa, qoraaga Maraykanka ah ee Dan Brown — boqorka furfurista summadaha taariikhda iyo halxidhaalaha farshaxanka — ayaa dib u soo laabtay isagoo soo bandhigaya su’aashiisii ugu weynayd ilaa hadda: maxaa dhacaya marka aynu dhimanno? Buuggiisa cusub ee “Sirta Siraha”, oo…

Buuggan aynu faallaynayno waxa qoray Ngũgĩ wa Thiong'o (1938-2025) oo lagu tibaaxo in uu ka mid yahay suugaanyahannada culus ee ay Afrika hindistay. Waxqabadkiisu waxa ay ahaayeen kuwo daarran sheeko-faneedda iyo aqoonta guud. Waxa uu ka mid yahay qoraayada ugu culus ee uguna magaca dheer wixii ka…

Subscribe to Category Page