Skip to main content

Sunday 13 September 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Maltimiidhiya

Sawirro
Sawirro ka mid ah muxaadiro uu jeediyay Mubaarig Cabdi Ismaaciil, lagagana hadlay caqabadaha iyo khataraha cusub ee amniga badaha, iyo jawaabaha caalamiga ah ee lagaga falceliyo.

Kulannada Geeska
Geeska Space waxa uu soo agaasimay kulan aqooneed uu marti ku ahaa Barafasoor Cabdi Cali Jaamac. Hadaljeedintan waxa lagu gorfeeyey nuxurka dawladda casriga ah, iyadoo si gaar ah loo eegayo gobonimada, awoodda siyaasadeed iyo nolosha dadweynaha.

Sawirro ka mid ah hadaljeedinta “Nuxurka Dawladda Casriga ah: Gobonimada, Awoodda iyo Nolosha Dadweyne”, oo uu jeediyay Barafasoor Cabdi Cali Jaamac.

Sawirro laga soo xulay barnaamijka “Taaraabbuun La-ciyaarka iyo Siyaasadda: Hoggaaminta Xilkasnimada leh iyo Hufnaanta Maamul ee Xilligan Dhijitaalka ah”, oo uu marti ku ahaa Dr. Cabdiweli Cabdilahi Suufi.

Qaar ka mid ah sawirrada barnaamijka “Qaabaynta Haybta ee Dunida Casriga ah”, oo uu marti ku ahaa Maxamed Muuse Cali (Al-Macarri).
Qaar ka mid ah sawirrada barnaamijka “Qaabaynta Haybta ee Dunida Casriga ah”, oo uu marti ku ahaa Maxamed Muuse Cali (Al-Macarri).
Kulannada Geeska
Hadal-jeedintan waxa lagu falanqaynayaa hannaanka dhaqaale ee Somaliland, sida uu suuqa xorta ahi u shaqeeyo, macaashka xad-dhaafka ah ee ka dhasha marka aanu jirin nidaam dawli ahi, iyo kaalinta ay dawladdu ku yeelan karto ilaalinta tartanka, xuquuqda macaamiisha iyo d

Hadal-jeedintan waxa lagu falanqaynayaa hannaanka dhaqaale ee Somaliland, sida uu suuqa xorta ahi u shaqeeyo, macaashka xad-dhaafka ah ee ka dhasha marka aanu jirin nidaam dawli ahi, iyo kaalinta ay dawladdu

Geeska Podcast
Wada-sheekaysigan cilmiyeed waxaannu ku martigelinnay Prof. Xuseen Cabdillaahi Bulxan, waxaana daadihinayey Khadar Maxamed Muxumed. 

Wada-sheekaysigan cilmiyeed waxaannu ku martigelinnay Prof. Xuseen Cabdillaahi Bulxan, waxaana daadihinayey Khadar Maxamed Muxumed. Qaybtan labaad waxa lagu falanqaynayaa aragtiyaha ku duugan buugaagtiisa In-Between Three Civilizations iyo The Politics of Cain.