Skip to main content

Sunday 16 August 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Masrax

Masrax |
Inkasta oo bandhiggiisii ugu horreeyay ee filinka taariikhiga ah ee miisaaniyadda weyn “The Odyssey” oo uu soo saaray agaasimaha Maraykanka ah ee Christopher Nolan, uu ku guulaystay in uu adduunka oo dhan ka sameeyo rikoodho cusub oo xagga dakhliga ah (box office) haddana isla jeerkaas wuxuu baraha…

Waxaa jira filinno kansarka u soo bandhiga halgan ku dhammaada guul ama guuldarro. Waxaana jira kuwo kale oo cudurka ka dhigta marriin lagu ciil kaambiyo laguna kiciyo caadifadda dadka. Hase yeeshee, filinka "Ordinary Love" (Jacayl Caadi Ah) oo la soo saaray sannadkii 2019-kii, ayna wada agaasimeen…

Tan iyo burburkii Boqortooyadii Cusmaaniyadda waxaa dhagaha bulshada muslimiinta ah iyo guud ahaan dadwaynaha dunida ku soo noqnoqnayay ereybixinta "Dawlad Islaami ah" oo lagu kabay weedha caanka ah ee "Xalku waa shareecada". Inkasta oo aan ereybixintan iyo adeegsigeeduba ku cusbayn dhagaha…

Taxanaha The Walking Dead, muddo badan ayaan daawashadiisa ka meermeerayay maadaama aan necbaa filimada uu zombie-gu — ama orgobuhu — qaybta ka yahay. Dabayaaqadii sannadkii hore 2025, ayaan si cago-jiid ah ula soo degay kalka koowaad ee taxanaha, kadibna masraxiyad cajiib ah iyo qaabilaad…

Saddex filin oo dhaadheer ayaa dhowaan ku kulmay tartanka bandhigga Berlin International Film Festival wareegiisii 76-aad, oo la qabtay intii u dhaxaysay 12-kii illaa 22-kii Feberwari sannadkan, kuwaas oo kala ah “Josephine” oo ay agaasintay Beth de Araújo, “Nina Roza” ee ay agaasintay Geneviève…

Bandhigyada dhaqanku mararka qaar si gaar ah ayay u dhalaalaan haddii lagu qabto meel ka baxsan buuqa caasimadaha waaweyn. Taas ayaa si weyn uga muuqatay wareeggii 15aad ee Bandhigga Filinnada Afrika ee ‘Luxor’, oo toddobaadkii ugu horreeyey ee Abriil ka dhacay magaalada taariikhiga ah ee Luxor —…

Bandhigga Filinnada Istanbuul oo socday intii u dhexaysay 9-kii illaa 19-kii Abriil 2026, waxa tartankiisa rasmiga ahi ka koobnaa shan iyo toban filin oo hodan ku ahaa kala duwanaanshiyahooda, ha ahaato dhinaca qaababka muuqaaleed iyo dhinaca nuxurkaba. Waxaa ka mid ahaa hal-abuurkan yaabka badan:…

Maanta, Bandhigga Filimada Cannes waxa loo tixgeliyaa bandhigga filimada ugu muhiimsan dunida, isagoo isku keena farshaxanka, xiddignimada iyo hal-abuurka shineemada caalamiga ah, waa dhacdo sannadle ah oo isu beddeshay madal dhaqan, warbaahin iyo damaashaad. Bisha May, magaalada Cannes ee…

Qiimo Dareen (Sentimental Value), filinkii ugu danbeeyey ee soosaaraha Noorwiijiga ah ee Khuwaakiim Taraayer (Joachim Trier) oo ku guulaystay abaalmarinta Oskarta filinka caalamiga ah ee ugu wanaagsan ayaa ina hordhigayaa muraayad dillaacsan, isaga oo si dabacsan, haddana kulul, isku weydiinaya:…

Sannado badan, shaneemada Maraykan kumay koobnayn madaddaalo samaynta, ee sidoo kalena waxa ay ahayd mid ka mid ah fagaarayaasha laga falkiyo sawirrada dunida, laguna dhiso sheekooyinka siyaasadeed ee waaweyn. Sidaas darteed, Iiraan waxa ay boos goonni ah kaga jirtaa qaab-u-fekerka shaneemada…

Subscribe to Category Page