Skip to main content

Thursday 19 September 2024

Fan

Fan |
Waxa ay ahayd galab Jimce ah. In badan baannu qorshaynaynay in aannu nimaadno goobtan, balse, maanta ayay noo suurogashay. Marka laga yimaaddo munaasabado gaar ah, keliya Jimcaha iyo Isniinta ayaa la furaa, inta kale ee toddobaadkana way xidhan tahay.

Marka aynu ka hadlayno laba shay, Soomaali ahaan waxa ay u badan tahay in aan la soo hadal qaadin ama aan la xusin kaalinta dumarka: Suugaanta iyo Nabadda.

Sida uu Maxamed Daahir Afrax qabo, fanka masraxa ee Soomaalidu wuxuu ku tanaaday xorriyaddii Rayidka, wuxuuna ku hagaasay cabbudhiskii Askarta.Masraxa hawlaha ka socda iyo fan-masraxeedka lagu soo bandhigo waxay u qaa

Kooxda Iftin waxay u taagan tahay barisamaadkii xornimada dabadeed, iyo wacyigalintii fayoqabka guud, iyo barashada akhriskiyo qoraalka.Ilaa waqti aad u fog oo ka soo bilaabmaya qarnigii labaatanaad, ayaa Muqdisho loo

Dukumentariga gaaban waxaa samaysay majalladda The Guardian.

Suugaanta Kayntu waa "suugaan dareen wadareed xambaarsan, balse dookh shakhsi ahi ku yar yahay."

Maaya Anjelow waxa ay ahayd hal-abuur hibo dheeraad ah u leh maansada iyo qoraalkaba. Intaas uun ma aha, ee waxa ay  ku tiiqtiiqsan jirtay fagaare ka hadalka iyo jilliinka.

Bishii hore dabayaaqadeedii ayuu wargeyska The Economist faafiyay qoraal si qayaxan looga dhex arki karo doorka madaxbannaanidu ku leedahay b

Hordhaca Turjubaanka
Hordhaca Turjubaanka
Fan |
(I)
(I)
Subscribe to Category Page