Skip to main content

Monday 18 May 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp
Saxardiid

Saxardiid Axmed

Qoraa iyo turjubaan shahaadada labaad ee dhaqaalaha ka qaatay Jaamacadda Amba, Itoobbiya. Buugagga uu turjumay waxa ka mid ah Cad Quudheed (2022) iyo Dooxatada Dhaqaalaha oo aan weli la daabicin.

Articles by the Author

Aragti |
Sida uu ku dooday Kwame Nkrumah, buuggiisa "Neo-Colonialism, the Last Stage of imperialism", kolkii ay Afrika hanatay "gobannimadii calanka" ayay ku dhacday nooc gumaysi oo ka halis badan kii hore. Waa gumaysi dadban oo aan loogu baraarugsanayn sida gumaysiga caadiga ah! Lixdameeyadii oo…

Faaqidaad |
Soomaaliya ayaa horraantii bisha Meey 2024 dalbatay in albaabbada la isugu dhufto Xafiiska Qaramada Midoobay u qaabbilsan Soomaaliya ee UNISOM. Xafiiskan oo magaciisa iyo waajibaadkiisaba dhawr jeer la bedbeddalay, waxaa la asaasay bishii Abriil 1992, xilligaas oo dagaallo aad u qadhaadhi ay dhex…

Waxaan rumaysannahay in la joogo xilligii wax la iska wayddiin lahaa waxyaalaha aynu qorno iyo sidii aynu uga bixi lahayn mugdigan aynu galnay. Qoraalkani waa qayladhaan ku socota cid kasta oo u damqanaysa buugaagta. Hubaashii, mustaqbal madow ayaa ku meegaaran buugaagta Soomaalida.…

Qarnigii 17aad, Imbaraadooriyaddii Isbaanishka ayaa u duntay sicirbarar. Sannaddii 1974-kiina Madaxweynihii Maraykanka Gerald Ford, ayaa sicirbararka ku sifeeyey cadowga koowaad ee Maraykanka. Waa weedha ugu caansan dhaqaalaha iyo siyaasadda—waa mid ka mid ah weedhaha ay ku ololeeyaan madaxda u…

Buug |
“Asalkaba, dagaalka loogu ma qasbana sida nabadda loogu qasban yahay,” misana intaa wuu dhacaa. Maxaa keena, sidee baa se loola tacaali karaa? ayuu qoraalkan ku eegayaa Saxardiid Axmed. Sida ay inoogu badan yihiin dagaalladu iyo sida baadhistoodu inoogu yar tahay isma laha. Qormadan waxaynu…

Aayaha Soomaalida waxaa si yaab loogu maray fikradda Soomaaliweyn. Aragti dhalanteed ah oo aan ilaa hadda nuxurkeeda la aqoon. Kolkii la xoroobay waxaa yar iyo weyn hal mar loo wada guntaday raadinta Soomaaliweyn, iyada oo si dhab ah aan la isu wayddiin, loogana doodin, waxa ay tahay, dhibteeda iyo…

Burjuwaasiyiintu waa dabaqadda ladan ee hantida iyo waxsoosaarka gacanta ku dhigta. Waa dabaqad aan ka daalin xoolo urursiga, dadka kalena aan u oggolaan in ay noolaadaan. In kasta oo lagu doodo inay adduunka horumar dhaqaale gaadhsiiyeen, haddana waxaa xaqiiqo ah inay dalal badan ku rideen dalluun…

Dhaqaaluhu waa seeska dowladnimada. Waana halbeeg lagu cabbiro bedqabka bulshada. Waxaa jira xidhiidh ka dhexeeya xasilloonida dhaqaale, sugitaanka nabadda iyo helitaanka awood dowladnimo oo buuxda. Weli ma is wayddiisay sababta ay dowladnimada Soomaalidu u taabbageli la’dahay ee u kala dhantaalan…

Subscribe to Category Page