Tuesday 19 May 2026
Hadal-jeedintani waxa ay ku saabsan tahay mawduuca werwerka (Stress) oo ah culeysyada nafsadeed kuwaas oo marar badan ah awoodda qofka riixda ee uu ku shaqeeyo, in badanna noqon karta culeyska uu ka noolaan la’ yahay. Sidee loo maareeyaa werwerka? Waxaa marti ku ahaa barnaamijka Dr. Maxamed Xirsi, oo ah khabiir caafimaad, qoraa iyo cilmi-baadhe.