Qabanqaabiyayaasha socdaalkani waxay ku qeexeen in uu yahay “mid ka mid ah jar-iska-xoornimada ugu xalladda iyo halista badan ee dunida ku sii hadhay.” Waa safar dalxiis oo dalbarasho ah oo bas lagu gooshayo, kana soo bilaabmay Morooko, xeebta galbeed ee qaaradda inta uu isku dhereriyo gaadhaya…

Reer Afrika iyo duniduba waxay bisha Meey 25 xusaan Maalinta Afrika oo ku began dharaartii la asaasay Ururkii Midnimada Afrika. Waa xus sannadle ah oo la isku xasuusiyo guulihii ay madaxdii Afriki ku xaqiijisay in ay abuurto urur-goboleed dalalka isu keena oo is dhex geliya. Waddanka Itoobbiya ayaa…