Tamarta cagaaran ee Haydarojiinku (green hydrogen) waa haydarojiin laga dhaliyo biyaha, tamarna loo rogo iyada oo la adeegsanayo ilo dabiici ah oo aan saamayn taban ku yeelanayn deegaanka.
Dalka Tuunis, heshiisyo is afgarad oo is xigxigay ka dib, doodo badan oo ku saabsan heshiisyadaas ayaa…

“Aynnu u dhug yeelanno farriinta wiilkan lix iyo toban jirka ah”
Baaqan soo jiidashada leh ayaa uu Michel de Montaigne hordhac uga dhigay marka uu soo qaadanayo maqaal dheer oo uu saaxiibkii Etienne de La Boetie qoray, cinwaankiisuna yahay Doorashada Addoonnimada. Sida hordhaca baaqa ku cad,…

Marxaladihii kala duwanaa ee tadawurka ilbaxnimada Insaanka, ciyaartu qaababkeeda kala duwan waxa ay u jirtay siyaabo kala gadisan, dadka qaar na waxa ay ku dooddaan in ay ka cahdi iyo asal horraysay ilbaxnimada lafteeda, bil matal Yuhan Hutisiga, waxa uu ku adkaystay: ciyaartu in ay tahay mid ka…

Maqaalkan waxa bilowgii lagu faafiyay degalka Aljazeera, Feb 2013, dood badan ayuuna dhaliyay sannadihii ka danbeeyay (Waxa Af Soomaali u turjumay Suhayb Maxamuud). 2016kii wuxu Xamiid Dabaashi soo saaray buug isla cinwaanka maqaalkan wata, gorfeyn buugga ku saabsan halkan ka…