Skip to main content

Sunday 15 February 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Yugaandha

Wacaal |
Shacabka Yugaandha ayaa 15-kii Jaanayo 2026 u dareeray goobaha codbixinta waxaana dalkaas ka qabsoomay doorashooyinka Madaxtooyada iyo Sharci dajinta oo isku sidkan kuwaas oo ku dhacay jawi siyaasadeed oo aad u kakan. Tartanka ugu weyni waxa uu dhex maray Madaxweynaha hadda Musefeeni oo Yugaandha…

Doorashada Guud ee Yugaandha ayaa loo muddeeyey in ay dhacdo 15 Jeenawari 2026, waxaanu tartan dhex mari doonaa Madaxweyne Musefeeni oo gucle ugu jira in uu talada qabto markii toddobaad iyo hoggaamiyaha Mucaaradka Bobe Wine oo ay weheliyaan murashaxiin kale. Doorashadan ayaa ah mid isku sidkan oo…

Aragti |
Muddo afartan sanno ku dhow, reer Yugaandha ma yaqaannaan madaxweyne aan ahayn Yoweri Musefeeni, oo 81 jir ah, welina talada gacanta ku haya, si kasta oo uu marar badan u ballanqaaday in uu xilka ka tagayo, se la mid noqda uun ballanqaadyadiisa kale ee ah in uu dalka ka dhigayo dal xooggan. Reer…

Dhaqan |
"Sababta oo ah hadda waa maalmo aarsi, si loo hirgaliyo wax kaste oo qoran" Luke - 22 Dhawaan waxa dood weyn dhaliyey hadalka garsooraha reer Yugaandha, ahna Ku Xigeenka Guddoomiyaha Maxkamadda Caddaaladda Adduunka, Julia Sebutinde, oo shaacisay in ay raacsan tahay afkaarta Sahyuuniyadda…

Faaqidaad |
Geeska Afrika qalalaase siyaasadeed ayaa ka oogan. Min Soodaan ilaa Soomaaliya, min Yugaandha ilaa Itoobbiya, xaaladaha waa laga dayrinayaa. Haddaba urur-goboleedka IGAD maxaa u danbayn doona, ayuu is wayddiinayaa Matthew Chandler de Waal. Dagaalka mijaxaabiyay Soodaan, macaluusha ku…

Soomaaliya waxay si rasmi ah ugu biirtay Bulshada Afrika Bari (East African Community) 24kii November 2023. War saxaafadeed ay soo saareen madaxda EAC ayay ku sheegeen in kadib markay warbixin ka dhagaysteen guddi Wasiirro ah, oo wadaxaajoodka loo xilsaaray, ay xeeriyeen in ay Soomaaliya u…

Subscribe to Category Page