Skip to main content

Sunday 19 April 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Youth

Aragti |
Faca sagaashanaadkii ka dib, ama dhammaadkii qarnigii tagay ku dhashay arligeenna, waxay la kowsadeen dawlad la’aan iyo qax. Aniguna facaas baan ka mid ahay. Facayagu wuxuu ku indhafurtay barakaca iyo bayhoofka. Waxii ugu horreeyay ee inna baqdingaliyaana waxay ahaayeen daryanka rasaasta iyo…

Faaqidaad |
Inta badan, 60% bulshada Afrika, waxa ay ka hoosaysaa da’da 25 jirka. Hase ahaato e, arrintaasi ma ay noqon khayraad ay dheefsato Qaaraddu, waxaana ku socda maskax-guur aad u culus, gaar ahaan waddamada Lama-degaanka iyo Saxaraha ka ooseeya. Tobannaankii sanno ee u danbeeyey waxa qaaradda ka…

Bannaanbaxyada ay da’yarta Kiiniyi waddaa maxay inaga barayaan taariikhda, waayaha iyo aayaha dalka iyo dimuqraaddiyadda? Kiiniya waxa mar kale gilgilay bannaanbaxyo dadweyne oo tan iyo Juun 18 socdey, kana kacay hindisa-sharciyeedka cashuurta oo dhigaya in la kordhiyo cashuuraha waxsoosaarka iyo…

Subscribe to Category Page