22-kii Maaj, 1990-kii, shakhsiyaad awood leh oo ka tirsanaa Xisbigii Hantiwadaaga ee xukumayey Jamhuuriyadda Dimuqraaddiga ah ee Yaman, waxa ay doorteen in ay jabkii Midawga Soofiyati ku waajahaan la midoobidda nidaamkii milatariga ahaa ee ka talinayey Jamhuuriyadda Carbeed ee Yaman. Isbeddelkan…

Loollankii huursanaa ee Sucuudi Carabiya iyo Imaaraatka Carabta ayaa si toos ah dibedda u yimid, ka dib markii ay hawada isu mariyeen hadallo dhaliilo toosa ah. Dawladda Sucuudiga ayaa sheegtay in tallaabooyinka uu Imaaraatka ka wado Yemen ay yihiin kuwo aad u halis badan. Waxa uu Sucuudiga sheegay…

Taariikhdu waxa ay werisay adhijire Itoobiyaan ah oo magaciisu waaray, adhigii uu la joogayna cunay midho cas oo aanu kolkaas garanaynin. Waa meel ka mid ah dhulalka sare ee Itoobiya iyo wakhti lagu qiyaaso kun sanno ka hor. Adhijirahaasi waxa uu riyaha cunay geedkaas ku arkay firfircooni aanu hore…