Skip to main content

Thursday 16 April 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Xuseen Tansaaniya

Feker |
Laga soo bilaabo Kilimanjaaro ilaa Harvard, Diktoor Xuseen Aadam (Xuseen-Tansaaniya) waxa uu ka tallaabsaday qoqob kasta oo jiri kara, isagoo ugu dambayn noqday hormuudka diraasadaha Soomaalida iyo guud ahaan fikirka Afrika, hoggaankana u qabtay nolol fikireed oo jaadgoonni ah. Galabnimo jimcaad,…

Dhaqan |
Xuseen Maxamed Aadan "Tansaaniya" waxa uu dabshidkii 1943 ku dhashay magaalada Caruusha ee dalka Tansaaniya, halkaas oo uu tacliinta asaasiga ah ka bilaabay. Waxa uu shahaadada koowaad ka qaatay jaamacadda Princeton ee dalka Maraykanka isaga oo diyaariyey maaddada Xidhiidhka Caalamiga…

Buug |
Buugga “From Tyranny to Anarchy: The Somali Experience” ee uu qoray Xuseen Maxamed Aadan (Tanzania), waa mid ka mid ah buuggaagta ugu caansan ee ka hadla taariikhda siyaasadeed ee Soomaaliya, gaar ahaan burburkii dowladnimada iyo safarkii adkaa ee uu waddanku u soo maray sidii uu dib ugu soo kaban…

Subscribe to Category Page