Dhabarkeeda xoodan ee aad mooddo in hilibkii laga feentay ayay darbiga qabow ku tiirisay. Qoorteeda soo jabtay ayay labada low ku caabinaysa. Gacmeheeda dhuudhuubanna waxa ay ku waydaartay labada lugood ee ay lawyohooda maciinsanayso. Si murugo leh ayay u gandoodaa. Waa toddoba iyo toban jir…

Saciida Xaaji Diiriye Xirsi 1950-kii ayaa ay ku dhalatay Muqdisho, waa mid ka mid haweenka Soomaaliyeed ee qalinleyda ah kuwii ugu horeeyay ee afka Ingiriisida wax ku qora. Waxa ay shahaadada koowaad ee jaamacada ku diyaarisay Suugaanta Ingiriisida, oo ay ka dhamaysatay Jaamacada Boqor Cabdicasiis…

Dr. Guuleed Dafac wuxuu waraysigan uu Geeska siiyay kaga warramayaa cilmibaadhistiisa carruurta ku nool dawladaha aan la aqoonsanayn, isaga oo diiradda saaray Soomaalilaan, wuxuuna ku faallaynayaa aayahooda.
Maanta, carruurtu meel ay joogtaba waxay wajahaysaa caqabado si weyn u saamaynaya…