Skip to main content

Saturday 18 April 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Xuquuqda dumarka

Aragti |
Dhiiqowga yeedhmada "NAAYAA" waxa ku sidkan dadnimotirka naagta. Eraygu waa awood xanbaarta macnaha shay, magac, goob ama dad. "Naayaa" ama "Naa" waa yeedhmo asalkuna waa "naag", naagnimadu waa ciqaab lagaaga jaro denbi aadan gelin oo xaqiijinta in aad QOF tahay ayaa nafhur kaaga baahan. Waxaad ka…

Buug |
Mafhuumka “qaxoontigu” waa qodob ay si aad ah isugu maandhaafsanyihiin siyaasadaha caalamiga ah, aqoonsiyada dhaqan iyo digarogashada juquraafiyadeed ee qaxa qasabka ahi keeno. Inta badan, sheekooyinka laga maqlo xarumaha cilmbaadhisaha iyo warbaahintu waxa ay si siman ugu janjeedhaan in qofka…

Marka laga soo tago kaalinta faneed ee suugaanta Soomaalida, sidoo kale waxa ay kaalin ku leedahay halganka iyo iskacaabbinta. Waa agab lagu cabbiro karo diidmo, laguna codsan karo xuquuq. Suugaanta oo ay Soomaalidu dhaqan u lahayd qarniyo, ahna soojireen afka la isugu soo gudbinayey, waxa aan ka…

Feker |
“Iminka, wax kasta waa isbeddeleen,” waa odhaahda ay ugu hadalhaynta badan yihiin jiilashii hore. Waxa ay gaboobeen iyada oo tabihii noloshu, maalinba maalinka ka dambeeya, ay sii fududaanayaan. Wax kasta, iminka si fudud ayaa ay ku faafaan. Ku abaabulmaan. Arrimo si u dednaa, ayaa si yar u feydma.…

Waraysi |
Farduus Maxamed Dheere oo u dhaqdhaqaaqda arrimaha dumarka iyo carruurta oo ka midahaldoorka ururada bulshada ee Soomaalilaan (ah aasaasaha Sirad Initiative), ayaa uga warrantay Geeska muhiimadda ay leedahay maalinta caalamiga ah ee haweenku, iyo waxa ay uga dhigan tahay haweenka Soomaalilaan,…

Hagaag, waxa aan ku tusayaa waxa ay ka dhigan tahay in aad naag ahaato. Kabahan xidho, iska fur suunka, miiskan ku dhinac yaal saar. Soo soco, ha degdegin, aayar cagta qaad, toban talaabbo ayaynu soconaynaa. Halkan, bartan istaag, maryaha dhig! Haa, ha yaabin ee iska dhig. Surwaalka, nigiska,…

Dhab ahaan, bulsha kastaa waxa ay leedahay sallaan iyo jaranjarrooyin u gaar ah oo kooxaha iyo dabaqadaha kala duwan ee bulshadu ku dhex filiqsanyihiin. Sallaanka quudhsiga iyo tix gelinta, koox wal iyo dabaqad wal na heerkeedu waxa uu ku xidhan yahay hadba inta kooxdaasi ka haysato hantida,…

Sheeko |
Saciida Xaaji Diiriye Xirsi 1950-kii ayaa ay ku dhalatay Muqdisho, waa mid ka mid haweenka Soomaaliyeed ee qalinleyda ah kuwii ugu horeeyay ee afka Ingiriisida wax ku qora. Waxa ay shahaadada koowaad ee jaamacada ku diyaarisay Suugaanta Ingiriisida, oo ay ka dhamaysatay Jaamacada Boqor Cabdicasiis…

Subscribe to Category Page