Skip to main content

Sunday 17 May 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

xuquuqda carruurta

Aragti |
Sidee ayaa uu dhallaan u qaadi karaa dubbe ka hor intaanu qaadin buug? Sidee jidhka dhallaanku isugu beddeli karaa mashiin waxsoosaar ka hor intaanu dhadhamin madaddaalada nolosha iyo farxadda dheesha? Kolka Afrika la joogo sababma ayaa qeexitaanka dhallaanimada loogu koobaa lagamamaarmaannimada…

Waraysi |
Farduus Maxamed Dheere oo u dhaqdhaqaaqda arrimaha dumarka iyo carruurta oo ka midahaldoorka ururada bulshada ee Soomaalilaan (ah aasaasaha Sirad Initiative), ayaa uga warrantay Geeska muhiimadda ay leedahay maalinta caalamiga ah ee haweenku, iyo waxa ay uga dhigan tahay haweenka Soomaalilaan,…

Feker |
Nabar doogi ma hadho — Maahmaah Soomaaliyeed Doogtu waa falcelin ka dhalata dhacdo argagax leh oo uu qofku la kulmo, taas oo raad xooggan kaga tagta nafsadda iyo dareenka qofka. Doogta waxa sababa arrimo ay ka mid yihiin: dagaallada, saboolnimada, qaxa, cunfiga guriga, kala'tagga lammaanaha,…

Dr. Guuleed Dafac wuxuu waraysigan uu Geeska siiyay kaga warramayaa cilmibaadhistiisa carruurta ku nool dawladaha aan la aqoonsanayn, isaga oo diiradda saaray Soomaalilaan, wuxuuna ku faallaynayaa aayahooda. Maanta, carruurtu meel ay joogtaba waxay wajahaysaa caqabado si weyn u saamaynaya…

Subscribe to Category Page