Dagaalka Maraykanka ee ka dhanka ah ‘argagixisada’ ee Soomaaliya isma uu beddelin, xilli ay hoos u dhaceen hawlgalladiisii uu ka fulinayay gobolka Saaxiil ee Afrika, iyada oo ay jirto in deegaankaas, oo fidsan inta u dhexeysa dalalka Maali, Neyjar iyo Burkiina Faaso, lagu tilmaamo meelaha ugu…

Booqashada Xamse Cabdi Barre ee Laascaanood waxay u muuqataa mid uu ku doonayo in uu ku xoojiyo booskiisa siyaasadeed, balse, waa khatar sii fogeyn karta khilaafka u dhexeeya dowladda dhexe iyo maamul goboleedyada.…

Dr. Afyare Cabdi Cilmi sannaddii 2015, waxa uu daabacay deraasad la yidhaahdo, "Decentralized Unitary System: A Possible Middle Ground Model for Somalia." Deraasaddu waxa ay abbaaraysay nidaamka maamul ee Soomaaliya ku habboon, midkaas oo dalka ka samatabixin kara burburka iyo khilaafka…

Miisaaniyadda guud ee Xukuumada Federaalka ee sanadka 2024 iyo filashooyinka miisaaniyadda sannadada soo fool leh waxa ay tibaaxayaan korodhka qarashaadka, marka loo eego xajmiga ilaha maaliyadeed ee lagu dabooli lahaa, hoos u dhac ku yimid mugga deeqaha dawliga ah, ka dib kolkii la gaadhay…