Fan
Xamse M. Bushaar
|
Bishii hore dabayaaqadeedii ayuu wargeyska The Economist faafiyay qoraal si qayaxan looga dhex arki karo doorka madaxbannaanidu ku leedahay bullaalidda fanka, iyo sida cabbudhintu u riiqdo hal-abuurnimada. Qoraalku waxa uu isbarbardhigayaa dhaqanka dadweynaha (pop-culture) ee labada Kuuriya, iyo…