Skip to main content

Sunday 7 June 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

xoriyadda cabiraadda

Feker |
Hilaadii 2015 markii uu soo baxay dhiganaha “Halgankii Tukeyaasha: Carabtu Sidee U Jileen Madowga?” ee uu qoray Cabdisiciid Cabdi Ismaaciil, ayaan nuqul ka dalbaday mid ka mid ah maktabadaha magaalada Muqdisho, oo ahayd halka aan markaa joogay. Waan ka waayay, muddo yar kaddibna waxaa aan…

Aragti |
“Xabsigu waa meel uu qofku ku lumin karo xorriyaddiisa, balse AANNU ku luminayn bani’aadannimadiisa.” – Nelson Mandela…

Fan |
Bishii hore dabayaaqadeedii ayuu wargeyska The Economist faafiyay qoraal si qayaxan looga dhex arki karo doorka madaxbannaanidu ku leedahay bullaalidda fanka, iyo sida cabbudhintu u riiqdo hal-abuurnimada. Qoraalku waxa uu isbarbardhigayaa dhaqanka dadweynaha (pop-culture) ee labada Kuuriya, iyo…

Subscribe to Category Page