Skip to main content

Tuesday 15 September 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Xisbiyadda

Aragti |
Sida uu xusayo dastuurka Soomaalilaan, qodobka 9aad faqraddiisa 1aad iyo 2aad, dalku waxa uu qaatay hannaanka xisbiyada badan oo ku xaddidan seddex xisbi. Taariikh ahaan xaddidaaddaasi waxa ay salka ku haysay waaqic waayahaa taagnaa iyo waaya-aragnimo la soo maray oo ay ka mid ahayd doorashadii…

Bulshooyinku waxay dawladnimo u samaystaan ujeeddo aasaasi ah: inay helaan nolol ka wanaagsan tii ay la'aanteed ku noolaan lahaayeen. Haddii dawladdu awoodi waydo inay dadkeeda siiso amni, caddaalad, adeegyo tayo leh iyo fursado dhaqaale, waxa meesha ka baxaya ujeeddadii loo aasaasay dawladnimada.…

Dimuqraadiyadda casriga ahi waxa ay ku dhisan tahay hal mabda' oo aasaasi ah, kaas oo ah: in muwaadiniintu awood u yeeshaan in ay si xor ah wax ugu kala doortaan aragtiyo kala duwan oo taabanaya noloshooda, kuna salaysan sida loo maamulayo dalkooda. Doorashadu sidaas darteed ma aha uun keliyaata…

Wacaal |
Ka dib muddo ay socdeen wada-hadallo u dhexeeyay Xisbiyada iyo Komishanka Doorashooyinka Qaranka oo aan laga gaadhin heshiis loo dhan yahay, waxa uu maanta Komishanku ku dhawaaqay in uu doorashada ku qaban karo muddo 10 bilood ah oo ka bilaabmaysa 31-ka Meey, 2026, oo ah xilligii ay sharci ahaan…

Guddida Diiwaangalinta Ururrada Siyaasadda iyo Ansixinta Xisbiyada Qaranka ayaa diiday tallaabadii uu Guddoomiyeha Kulmiye dib ugu dhigay shirweyneha Xisbiga Kulmiye oo uu muddo labo sannadood ku dhaw hore dib ugu dhigay, arrintaas oo waqtigaas kicisay muranno xooggan oo xisbiga dhexdiisa…

Feker |
Ummad kasta oo dunida ka jirta waxay horumar dhaqaale iyo mid maskaxeed ku gaadhaa talada iyo fekerka ay bixiyaan indheergaradka , aqoonyahannada, cilmi-baadhayaasha, hal-abuurka iyo dhallinyarada firfircoon ee u taagan horumarinta bulshada. Hase yeeshee, waxa dhacda in la isku murgiyo ama la kala…

Faaqidaad |
Nidaamka Xisbiyada badan ee Somaliland waxa waajibiyay qodobka 9aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland, isaga oo Dastuurku sheegay in faahfaahinta uu xeer qeexi doono. Xeerka ka abuurmay qodobka 9aad oo la yidhaahdo ‘Xeerka Nidaamka Ururrada iyo Axsaabta Siyaasadda; Xeer Lr. 14’ waxa…

Xisbiyada siyaasadeed ee Itoobbiya ma dhabaynayaan yoolkooda ah in ay noqdaan kuwo ka shaqeeya danaha bulshada? Tesfaye WoldeYohannes Haile waxa uu ku doodayaa in maqnaanshaha xisbiyadaas siyaasadeed uu dalka uga roon yahay jiritaankooda, haddii aanay isbeddel dhab ah samayn. …

Soomaalilaan intixaan cusub baa hor yaalla, iyadoo u diyaargaroobaysa doorashooyinkii madaxtooyada iyo ururrada siyaasadda oo Nofeembar 13 la cayimay kolkii labo sannadood dib loo dhigay. Muddadaa waxa dalka soo foodsaaray caqabado waaweyn oo gude iyo debadba leh oo gilgilay guulihii lagu soo…

Subscribe to Category Page