Muddo aniga oo aan Internet helin ayaan maalin u sadcaaley magaalo aan adeeggaas ka helayo. Qalbigeygu aad buu ugu qanacsanaa in aan u arooro Internet. Si hoose ayuu ii sii dareensiiyay farriinta farxadda leh ee i sugeysa.
Haddaba markaan taleefankii furey, qacdii u horreysayba waxaan isha ku…