Skip to main content

Sunday 8 February 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Xeer Ciise

Faaqidaad |
Magaalada Boorama ee magaalo madaxda u ah gobolka Awdal waxa shantii Diisambar ka dhacay dhacdooyin lagu tirin karo dhibaatooyinkii siyaasadeed iyo nabadgalyo ee ugu halista badnaa intii ay Somaliland jirtay. Bannaanbaxyo ka dhashay oggolaanshaha xukuumadda ee xafladda bandhigga Xeer Ciise ayaa…

Ibafur Qoraalkani waxa uu raacsanyahay qoraalkii hore ee ‘Saylac Waa Mindi Laba Af Leh’ oo daarnaa fahmidda xiisadda Saylac ka aloosan saddexdii bilood ee la soo dhaafay iyo jilayaasha kala duwan ee adeegsanaya kooxaha wakaaladeed ee hawsha ku dhexjira. Waxa caddaatay in Soomaalilaan ay go’aanno…

Hordhac Saylac waa magaalo taariikheed aad qaddiimi u ah iyo deked hore. Waa cidhifka ugu shisheeya ee ay Somaliland ka cidhiidhsato marinka Baab Al-Mandab ee isku xidha Gacanka Cadmeed iyo Badda Cas. Waa meel ay dawladihii hore ee Soomaalida, Muslinka, Cusmaaniyiinta, Carabta iyo Yurubiyaankuba ay…

Wacaal |
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Cirro, ayaa markii labaad ka [hadlay] xiisadda Boorama kana soo saaray go’aanno dheeri, muddao 24 saacadood gudahood ah. Madaxweyne Cirro ayaa sheegay in ay xukuumaddiisu joojisay munaasabadda Xeer Ciise oo laga qaban lahaa magaalada Saylac waxana uu caddeeyay…

Iyada oo ay ilaa xalay ka socdeen magaalada Boorama bannaanbaxyo rabshado wata oo keenay in tiro badan oo dad ahi ku dhintaan, ka dib markii ay ciidamada amnigu rasaas u adeegsadeen dibadbaxayaasha, Madaxweyne Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa go'aanno ka soo saaray xaaladda…

Buug |
“Ciise waa wada Ciise ninna nin caara ma dheera” —Maahmaah Dhawaan waxa aan akhriyey buugga uu qoray Cabdalle Xaaji Cismaan ee Xeer Ciise: Xeer waa Xakame. Cabdalle waa qoraa, taariikhyahan iyo soosaare ka qayb qaatay hodminta magtabadda Soomaalida, kuna darsaday buuggag waxgal ah. Inta badan…

Subscribe to Category Page