Buuggan xasuus qorka ahi waxa uu xambaarsan yahay xogo culus oo ku saabsan nin ka tirsanaa hoggaamiyayaaashii dunida ugu saameynta badnaa, waxana ka warramaysa mid ka mid ah adeegayaashiisii aadka ugu dhawaa ee ay suuro galka u ahayd in ay maalintiiba dhawr jeer arkaan, xafiiskiisana ugu adeegaan…

HORDHACA TURJUMAANKA
Markii uu Cali Ileeye, uu isla madashan Geeska ku baahiyay sheekada gaaban ee “Keen hal shilin” baan u kuurgalay aniga oo kolkii aan akhriyay sheekada qabyo ka dareemay, dabadeed waxa igu dhalatay in aan raadiyo bal in Dayib Saalax intaa in ka badan ka dhiteeyey booqashadiisii…

Magacaygu waa Cali Muumin Axad. Waxaan ku dhashay Beledweyne. Halkaas ayaan ka galay dugsigii hoose ee Kaatooligga (Catholic mission). Dabadeed, waxaan u soo wareegay magaalada Muqdisho oo aan koolajkii jiifka ee Talyaaniga (Collegio Nouva Somalia) ayaan ka bilaabay qaybtiisa dugsiga dhexe ee Mons.…