Skip to main content

Monday 9 February 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

xasuuqa reer Qasa

Buug |
Doorka Suugaanta ee xaaladda Qasa Gumaadka, xadgudubka iyo xasuuqu ma aha wax siyaasiyiintu keligood sameeyaan. Intan buu Pankaj Mishra ina xasuusinayaa isagoo u kuurgalaya suugaanyahankii iyo mufakiriintii ka qayb qaatay dib u qaabaynta wacyiga Galbeed ee ku saabsan Falasdiin iyo Israa’iil.…

Waxaynnu gorfayn, soo koobid iyo iyo akhris ku samaynaynaa buugga Pankaj Mishra ee “Dunida Qasa Ka Dambaysa”, oo aaminsan in aanay xaaladda Qasa ahayn dhibaato Falasdiin ku kooban, se ay tahay dhacdo caalami ah oo daaha ka qaadaysa burburka ismoodsiiskii “insaaniyad la wadaago”, ee dhashay wixii ka…

Aragti |
“Carruurtaydii waxaa la dilay iyaga oo gaajaysan.” Hooyo Falastiiniyad ah baa ku barooratay. “Waxay ku sakhraameen urka dhiigga hawada oo dhan ku baahay, waxayna ku mabeen toogashada, kama badbaadin hal haweenay ahi, kamana baxsan hal cunug … Dabadeed duhurka dabadii, saamaynta milicda darteed,…

Faaqidaad |
Halganka ay Soomaalilaan aqoonsiga ugu jirto waxa ku ladhmay khilaafaadka kale ee gobolka ka taagan, khatarta arrintaa ka iman karta culeyskeeda badankiisu waxa uu fuuli doonaa bulshada Soomaalilaan.…

Ka dib weerarkii 7-kii Aktoobar ay Xammaas fulisay, Benyamin Netanyahu waxa uu ballanqaaday in uu burburin doono iska caabbinta Falasdiin, xasuuq aan hore loo aragna uu ka gaysan doono Marinka Qasa. Waxa uu caddeeyey in aan xuduud la dhawro iyo wax laga sarriigtaa aanay jirayn, ee hab iyo tab kasta…

Maalmahan waxaa la wareejinayay warbixinno dhawr ah iyo qoraallo kale oo sheegaya in xidhiidh dhex mari karo amaba dhexmaray Israa’iil iyo Soomaalilaan. Suhayb Maxamuud ayaa lafaguraya sheegashooyinkan oo meel fog la gaadhsiiyay iyadoo sugnaantooda uu mugdi badan ku jiro.…

Baaqii Maxkamadda Caddaaladda ee Caalamiga ahi ka soo saartay soo qabashada Benyamin Netanyahu iyo Wasiirkii Difaaca ee Yoav Gallant waxa uu dunida ku soo dabbaalay miyirqab iyo dheellitir, ugu yaraanna waxa uu muujiyey in dunidu aanay isku raaci karin xaglinta faraha ka baxday ee dunida badankeedu…

Subscribe to Category Page