Muddo ka badan labaatan saacadood ayaa ay caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ku jirtay qas, oo uu ka socday dagaal la is weydaarsanayey madaafiic iyo hubka culus, una dhexeeyey Xukuumadda Federaalka iyo hoggaanka mucaaradka, arrinkan oo keenay in gebi ahaan dhaqdhaqaaqii magaaladu istaago.
Muddo…

Iyada oo ay soo koobmayaan maalmaha ka hadhay muddo xileedka lagu muransan yahay ee Madaxweyneha Soomaaliya, waxa ay maanta Filla Soomaaliya soo saartay qoraal ay si rasmi ah ugu iclaamisay kulan wadatashi ah oo ay ugu yeedhay xubnaha Goleha Mustaqbalka, kaas oo 10ka Meey ka qabsoomi doona xarunta…

Ka dib maalmo ay socdeen abaabullo dagaal oo iska soo horjeeda kuwaas oo ay Muqdisho iyo Baydhabo ugu xusulduubayeen in ay is muquuniyaan, waxa maanta doorasho degdeg ah isku caleemasaaray Madaxweynihii maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya, kaas oo sannaddadii la soo dhaafay ku maamulayay…

Madaxweyneha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa socdaal ku tagay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool oo sannadkii hore laga hirgaliyay maamul ay gadaal ka riixaysay Muqdisho si ay cadaadis ugu saarto Somaliland iyo maamulka Puntiland labadaba. Mudane Xasan ayaa la sheegay in uu ka…

Muddo hadda laga joogo 14 sannadood, waxa booqasho ku yimid dalka Suudaan nin aanu magaciisu ku filnayn in uu sheego qofka uu yahay. Sida aan gadaal ka ogaaday, waxa loo keenay dalkaas si magaciisa iyo xidhiidhadiisa kor loogu qaado, gaar ahaan dhalinyarta islaamiyiinta ah dhexdooda. Waxa lagu…

Booqashada Xamse Cabdi Barre ee Laascaanood waxay u muuqataa mid uu ku doonayo in uu ku xoojiyo booskiisa siyaasadeed, balse, waa khatar sii fogeyn karta khilaafka u dhexeeya dowladda dhexe iyo maamul goboleedyada.…