Skip to main content

Tuesday 19 May 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

xanuun

Wacaal |
Wasaaradda Caafimaadka Itoobiya ayaa xaqiijisay in uu dalka dillaacay fayraska Marburg oo markii ugu horreysay lagu arkayo, ka dib markii la helay sagaal xaaladood oo lagu arkay Koonfurta Itoobiya, waxaana jirta tiro dhimasho ah. Wasaaradda oo war-saxaafadeed ka soo saartay Addis Ababa ayaa…

Waraysi |
Sidii qarankii Soomaaliyeed u burburay waxa laga bixi la'yahay xasilloonidarro bulsheed. Waxa abuurmay bulsho nooc kale ah. Waxa macruuf ah kolka ay ummaddu gasho hoobad bulsheed oo dhan walba ah in isbeddel weyni ku dhaco qaayasoorradeedii, sida oo kalana xadhgalo qaabdhismeedkeedii bulsheed.…

Feker |
David Rönnegard waa faylasuuf reer Iswiidhan ah, ka dib markii uu ku dhacay xanuunka kansarku ayaa uu maqaalkan qoray (Geeddiga la'aantay soconaya), isaga oo kula faqaya naftiisa oo uu rabo in uu geerida la heshiisiiyo, raadka ka hadhayana dib ugu qiimeeyo. Ima taqaanid aniga. Badankiinna,…

Sheeko |
Labadii sanno ee u danbeeyay waxa uu ku jiray xaalad hubanti la'aan ah. Marka uu maalmo joogaba waxa la geynayay goob caafimaad. Waxa ay taasi dhaxalsiisay welwelka uu ka qabo waayihiisa caafimaad iyo taag yarida la soo deristay. Kolkii hore, miyigu waxa uu u ahaa duni u gaar ah oo aannu waxba…

Subscribe to Category Page