Dagaalka Sokeeye ee Soomaaliyi weli ma dhammaan, waxna laga ma baran. Weli wax naf leh laga ma qorin/kaydin. Buug kale iyo baal kale oo uu Dr. Camuudi inoo dhiteeyay ayaa taas inagu sii baraarujinaya.
Kolkii kelitalisku dumayay, dabayaaqadii 1980nadii ilaa horraantii 1990nadii, waxa Soomaaliya ku…