Skip to main content

Saturday 18 April 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

xabsi

Aragti |
“Xabsigu waa meel uu qofku ku lumin karo xorriyaddiisa, balse AANNU ku luminayn bani’aadannimadiisa.” – Nelson Mandela…

Feker |
Waxaan dareemi jiray anigoo ah gashaanti ku dhalatay magaalo xeebeeda Daraabulis, kelinnimo taam ah, taas oo i dhaxalsiisay cabsida iga ga sheelan wax walba. Marka aannu badda aadno waxa aan istaagi jiray khooriga biyaha oo waxa i ga bajin jiray maayadda badda. Waa aan ka baqan jiray dukaanlayaasha…

Maxamuud Maxamed Cali, oo ah soddon jir reer Kiiniya ah asalkiisuna Soomaali yahay, weli si jujuub ah ayuu u maqan yahay tan iyo markii ciidanka Kiiniya ay ka qabteen goob ganacsi oo ku taalla Jidka No. 6 ee xaafadda Islii ee bariga caasimadda Nayroobi. Waxa isaga oo jeebbaysan Meey 22, 2015 la…

Subscribe to Category Page