Skip to main content

Monday 17 August 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Waxbarasho

Feker |
Waxaan ka mid ahay ardayda Soomaaliyeed ee gudaha dalka wax ku barata, khaasatan aqoonta kombuyuutarka iyo barnaamijyadiisa. Markii aan arkay ardayda Soomaaliyeed ee kumanaanka ah ee jaamacadaha ka baxay casrigan, aragtidaydu waxay ila tahay in dhalinyarada Soomaaliyeed ay heehaabayaan laba…

Aragti |
Waxbarashadu waa meelaha ugu muhiimsan ee ummad laga dhiso, sidoo kalena laga baabi’iyo. Kolkii ay duntay dawladdii dhexe ee Soomaaliya, bilowdeenna dagaalladii sokeeyo ee dalku, waxa uu burbur baaxad leh soo gaaray nidaamkii waxbarashada dalka. Sidoo kale, waxaa mustaqbalkoodu mugdi galay…

Hargeysa, Jigjiga iyo Muqdisho oo ah saddexda caasimadood oo Soomaaliyeed waxa ay door weyn ka qaateen soo xero gelinta iyo guryo keenista Ururka Caalamiga ah ee Deraasaadka Soomaalida. Saddex Caasimaadood waxa ay marti geliyeen saddex shir oo Ururku qabsaday, tani waxa ay kor u qaadday,…

Waraysi |
Billawgii aasaaska Jamhuuriyadda Soomaalilaan waxyaabaha aan dib waxba la isaga wayddiin ama haleel danbe loo yeelan waa ay badan yihiin. Dhankii aad eegtana “qabyo waa halkeedii.” Waxyaabaha aadka u gu naafoobay qabyaddaas taagan ee aan dib loo xaalayn waxa ka mid ah; waxbarashada aynnu dugsiyada…

Qormadii hore ee aan ka qoray buugga The Road to Zero: Somalia’s Self-Destruction” ayaa waxaa ku jirtay dhacdo dhex martay ardaydii Soomaaliyeed ee Shiinaha wax ka baran jirtay horraantii 1960-aadkii taas oo ahayd markii dawladda Shiinuhu abaabushay bannaabax gumaysidiid ah oo ay dhigaan ardayda…

“Tabantaabaday laba gacmood tamar ku yeeshaaneTiska waxa la qaadaa markay tiirisaa bidixeHadday midigtu keli taagan tahay tahar ma goyseen.” —Ismaaciil Nuur Faruur-Buur Sida aanay qorraxdu maalin u nasan, dayaxu shaqadiisa u haysto, ayaa uu wakhtiguna u soconayaa isaga oo wanaaggiisa iyo…

Subscribe to Category Page