Skip to main content

Wednesday 14 January 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Warbixin

Waraysi |
Isaga oo cunug yar ah, ayaa uu Dabindiid Yuusuf qolka akhriska ee aabbihii ku arkay sawirka oday weyn oo fareem dhalaalaya ku jira. Waxa uu dareemi jiray in indhaha odaygaasi ay mar walba hoos u soo eegayaan, waxa ay u muuqdeen qaar ay garasho badan u laabnayd. Garashada waxyaabo ay dadka waaweyn…

Aragti |
Dahab qiimihiisu gaadhayo tobannaan bilyan oo doolarka Maraykanka ah ayaa Afrika—oo ay Soomaaliya ku jiro—Imaaraadka Carabta looga raraa sannad kasta, halkaas oo mararka qaarkood diyaarado khaas ah lagu geeyo, sida warbixin cusubi daaha ka rogtay. Tahriibinta dahabka Afriki waa qodobbada ugu…

Waa laga yaabaa in akhristuhu ku argagaxo cinwaanka. Waa laga yaabaa in uu buunbuunis u tuhmo. Hasayeeshee sidaas ma aha. Deraasad cusub baynu nuxurkeeda isla wadaagaynaa, si aynu u qiimayno in kabadbadin ay tahay iyo in kale. Gargaar kasta xoogga ma saarayno, ee kan loogu talagalay doorsoonka…

Subscribe to Category Page