Skip to main content

Wednesday 19 August 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Waraysi

Waraysi |
Hordhac Laba sano oo buuxa kaddib markii la daabacay buuggiisii “Knife” (2024), kaas oo uu qoray kaddib markii uu si mucjiso ah uga badbaaday isku daygii dil ee caanka noqday isagoo ku sugan magaalada New York sannadkii 2022, qoraaga Biritish-ka ah ee asal ahaan Hindiya ka soo jeeda, Salmaan…

Waxa uu waraysigani qayb ka yahay wada-sheekaysiyo taxane ah oo daarranaa mas’alladda cunfiga oo lala yeeshay aragti-curiyayaal, faylasuufyo, iyo naqdiyeyaal. Waxa lagu waraystay muggan Gayatri Chakravorty Spivak oo bareefasar ka ah aqoonta aadanaha Jaamacadda Kolombiya. Waxa ka mid ah…

Diktoor Xasan Maki waa mufakir iyo akaadami Suudaani ah, oo dhiga diraasadaha Afrika. Waxa uu ka qaybqaadasho muuqata ku leeyahay gorfaynta arrimaha Suudaan iyo gobolka. Waxa uu heerka borofaysarnimada ee diraasadaha Afrika haystaa laga soo bilaabo labadii kun, waxaanu leeyahay buugag iyo…

Buugga cusub ee Axis of Empire: A History of Iran–US Relations, oo uu qoray Afshin Matin-Asgari, waxa uu daboolayaa laba qarni oo isdhexgal ah oo dhex maray Maraykanka iyo Iiraan, wuxuuna bixinayaa macne muhiim ah oo lagu fahmi karo ololaha milatari ee hadda uu wado Trump. Matin-Asgari, oo ah…

Xuseen Sheekh Cali, oo ah Lataliyihii Hore ee Amniga Qaranka Soomaaliya, waxa uu Geeska uga warramay iskaashiga Xuutiyiinta iyo ururka al-Shabaab…

Diktoorka iyo qoraaga reer Suudaan ee Amiir Taaj al-Sir waxa uu 1960-kii qoraalka kusoo galay maansada, ka dibna waxa uu sii dhex galay dunida sheekofaneedda. Qoraalladiisu waxa ay la gaar yihiin isku milidda waaqaca Suudaan iyo qaraa’ibnimada, waana qoraallo ku qoran af jaadgoonni ah oo hodan ah,…

Ka dib markii ay soo baxeen falal isdabamarin lacageed ah oo ay ku kaceen tiro yar oo ka mid ah Soomaalida Maraykanka, maamulka Trump iyo dad taageersan dhaqdhaqaaqa MAGA waxa ay bilaabeen in ay si shaacsane ah weerarro afka ah ugu qaadaan bulshada Soomaalida ah. Geesku, waxa uu Axmed Yuusuf ka…

Aqoonyahanka siyaasadeed ee Adam Przeworski, oo ku dhashay dalka Poland, haddana borofaysar sharafeed ka ah jaamacadda Niyuu Yook, waxa lagu tiriyaa aqoonyahanka ugu cadcad ka hadalka qaddiyadaha dimuqraaddiyadeed ee qarnigii tagay. Waxa uu qoray buugaag dhawra oo caan noqday, sida “Capitalism and…

Ka dib burburka heshiis laga gaadho dib u hagaajinta doorashooyyinka iyo wax ka beddelka dastuurka ee Soomaaliya, doorashooyinka dawladda hoose ee Muqdisho ayaa qabsoomay walow ay weli mucaaradku codsanayeen heshiis siyaasadeed oo ballaadhan, qaabka doorashooyinkani u qabsoomeenna waa qaab ay…

Hordhaca Turjumaanka: Maansadu waa dhaxal laga dheehdo hab-fekerka bulshada, iyo noloshooda dhaqan, siyaasadeed iyo dhaqaale. Maansadu waa humaag samayn. Maansayahanku, isagoo ka warramaya arrin siyaasadeed ama jacayl, waxa uu maansadiisa ku soo gudbiyaa waxyaabaha quruxda iyo qaayaha ugu astaysan…

Subscribe to Category Page