Skip to main content

Saturday 18 April 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Wahaabiyadda

Buug |
Erayga Turjumeha buugga On Salafism: Concepts and Contexts, oo uu qoray Casmi Bishaara, kuna soo baxay taxanaha Stanford Studies in Middle Eastern and Islamic Societies and Cultures sannadkii 2022. Buuggan waxa Af-Soomaali u turjumay Suhayb Maxamuud, waxaana daabacday Xaraf Publishing House…

Qoraaga buuggan, Casmi Bishaara, waxa uu dib u qoday goldaloolooyinkii taariikhda Islaamka, isaga oo isku dayaya in uu dejiyo hab-cilmiyeed aynnu ku fahmi karno xidhiidhka ka dhexeeya Salafiyada iyo Wahaabiyada, waxa uu furay irrid laga geli karo isku-milanka aqooneed ee ka dhexeeya Salafiyadii…

Aragti |
Aqoonyahan reer Sucuudi ah ayaa, isaga oo sannaddii 2019 ka hadlaya barnaamish boodkaast ah oo dad badani ku taxan yihiin, soo hadalqaaday baahida loo qabo in dib loo qoro taariikhda dalkiisa, iyada oo qisada waddanka aan lagu xidhayn midda isbahaysigii qabiil-diineed ee ka dhanka ahaa dhaqannada…

Subscribe to Category Page