Wada-hadal aad u adag oo Maraykanka iyo Iiraan ku dhex maray Islaamabaad ayaa xalay soo dhammaaday, iyada oo aan waxba la isku afgaran. Wada-xaajoodkan oo ahaa mid adag, dhacayay xilli aad u kakan haddana heer sarreeyay ayaa ay u kala dabqaadaysay Baakistaan oo ku guuleysatay in ay labada dhinac…

Maqaalkan wuxuu soo koobayaa aragtida Dr Afyare ee ku wajahan in wadahadal la la galo ururka argagaxisada ah ee al-Shabaab, wuxuu ku sababaynayo iyo sida aragtidiisa hawshaa loo galayo.…