Masaajiddada ku yaalla magaalooyinka Soomaalida codbaahiya ku xidhan si weyn ayaa loo adeegsi xumeeyey. Qaabka aynu u isticmaallo iyo xilliyada aynu adeegsanno labadaba magaalo joog xumo badan ayaa ku jirta. Ugu horrayn, marka bulsho isu timaaddo ee ay go'aansato in ay meel ku wada noolaadaan…