Skip to main content

Wednesday 19 August 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

waayaha dhallinta Soomaalida

Aragti |
Waxa aannu nahay jiil ka daalay oraahyadii nalagu guubaabin jiray. “Waxaad tihiin mustaqbalka dalka” waa weedh aan ku garaadsaday, aniga iyo carruurtii kale ee Soomaaliyeed ee aannu isku jiilka ahaynna nalagu dhiirrigelin jiray. Waalidkeen, macallimiintii dugsiyada hoose, dhexe iyo sare, xataa…

Macallin arxan daran Marka laga reebo casharrada ku qoran buugaagta waxbarashada oo aad noo akhrido, bal dib u xusuuso wax kale oo aad noloshayda ku soo biirisay. Weligay iima aad sheegin sababta ay muhiimka u tahay in ilmaha iskuul lagu daro. Intii aan iskuulka dhiganayey waxa ugu weyn ee aan…

Sheeko |
Sidii ay kolba maro isugu eegaysay waa ay dhammeysay dharkii khaanadda ku jiray oo dhan, muraayadda inta jeer ee ay kusoo noqotay lama tirin karo. Dhinac aanay iska eegin iyo hab aysan u istaagin ma jiro, miskaheeda, dhexdeeda iyo naaskeedaba labiska ugu habboon ee halmar soo saaraya ayey ka dooran…

Subscribe to Category Page