Iyada oo uu bishii labaad galayo dagaalka Bariga Dhexe ee u dhexeeya Maraykanka iyo Israa’iil oo isku dhan ah iyo dalka Iiraan, Ururka Xuutiyiinta Yemen oo isbahaysi la ah Iiraan ayaa u muuqda in uu u tallaabsaday dhanka ku biiridda dagaalka, waxana ay markii u horreysay gantaal ku rideen…

Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa u soo bandhigtay Maraykanka in dib loo cusboonaysiiyo heshiis iskaashi oo hore uga dhexeeyay 1980-kii, kaas oo Maraykanka u oggolaanaya in uu ujeeddooyin milatari u isticmaalo dekedaha iyo madaarrada dalkii Soomaaliya. Tallaabadan ayaa u muuqata in ay tahay…

Xilligan oo awooddii maraykanku furfurmayso, Koonfurta Dunida waxa ku waajib ah in ay iska caabbiyaan u hilowga tagtadii. Awoodo badan oo isu dhigma dunida si iskood ah ugama hirgali karaan, ee waa wax ay tahay in lagu dhiso halgan.…

Muddo-xileedkiisii hore, Donald Trump waxa uu oggolaaday tiro duqaymo cirka ah oo ka badan isu gaynta intii la fuliyey muddo-xileedyada madaxweynayaashii ka horreeyey. Toban maalmood oo ka mid ah muddo-xileedkiisan labaad, waxa uu amray in duqaymo kale la fuliyo. Geesku waxa uu la hadlay weriye…

Waa suuragal in Dhoonald Taraamb, Madaxweyneha Maraykanka ee hadda, aanu cidna u eegeyn, lagana yaabo in ay dad badani is-wayddiin karaan waxa isu keeni kara nin ku soo dhex koray nidaamka taliska, sida Gorbajoof, iyo nin hantiile ah oo suuqa guryaha iyo baayactanka ku soo gaboobay oo goor uu…