Skip to main content

Friday 16 January 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Ururada bulshada

Aragti |
Hargeysa, Jigjiga iyo Muqdisho oo ah saddexda caasimadood oo Soomaaliyeed waxa ay door weyn ka qaateen soo xero gelinta iyo guryo keenista Ururka Caalamiga ah ee Deraasaadka Soomaalida. Saddex Caasimaadood waxa ay marti geliyeen saddex shir oo Ururku qabsaday, tani waxa ay kor u qaadday,…

Waraysi |
Markii ay burburtay dawladnimada Soomaaliya, shacabkii ku noolaa caasimadda Muqdisho waxa ay u kala firdhadeen deegaannadii ay qabiilladoodu ka soo jeedeen, sidoo kale waxaa jiray dadyow u baxsaday dalka dibadiisa, balse, badidood waxa ay sii mareen nolol qaxootinimo. Maadaama bilowgii qaranjabka…

Subscribe to Category Page