Skip to main content

Wednesday 9 September 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Turkiga

Wacaal |
Habeennimadii 3-dii Sebtembar, qaraxyo ayaa ka dhacay guriga uu magaalada Doolow ka deggan yahay Mahad Cabdiraxmaan Aadan, oo loo yaqaan Shub, taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliya. Ilaa hadda waxa la isku khilaafsan yahay waxa dhab ahaan dhacay iyo cidda ka dambaysay. Warbaahinta…

Faaqidaad |
Laga soo bilaabo bishii Aktoobar ee 2025, Turkigu waxa uu si aan hadalhayn badan lahayn Soomaaliya uga waday fulinta mashruuc ballaadhan oo badhtamaha Soomaaliya ka socda. Waxa la go’aamiyey in magaalo xeebeedda Warsheekh oo 70 kiiloomitir waqooyi ka xigta Muqdisho ay martigeliso mid ka mid ah…

Markii koowaad ee uu Turkigu aqoonsado Israa’iil waxa ay ahayd 1949-kii, ha yeeshee, xidhiidhkoodii iskaashiga istiraatiijiga ahaa waxa uu isku beddelay tartan istiraatiijiyadeed oo furan bilawgii 2026-kii. Isbeddelka qotodadheeri waxa uu dhacay wixii ka dambeeyey weerarkii 7-dii Aktoobar ee 2023…

27-kii Diseembar 2025, siyaasadda Geeska Afrika waxa mar kale gilgilay qiraal ka soo yeedhay Raysal Wasaarihii hore iyo Wasiirkii Arrimaha Dibadda ee Turkiga, Axmed Daa’uud Ooglu. Qiraalkaasi waxa uu si dhab ah u xaqiijiyey arrin ay dad badan oo reer Somaliland ahi muddo dheer aaminsanaayeen balse…

Masrax |
Bandhigga Filinnada Istanbuul oo socday intii u dhexaysay 9-kii illaa 19-kii Abriil 2026, waxa tartankiisa rasmiga ahi ka koobnaa shan iyo toban filin oo hodan ku ahaa kala duwanaanshiyahooda, ha ahaato dhinaca qaababka muuqaaleed iyo dhinaca nuxurkaba. Waxaa ka mid ahaa hal-abuurkan yaabka badan:…

Aragti |
Reer Galbeedku waxa ay si kibir leh ugu doodaan in ururka Alshabaab uu sababay macaluushii 2011, se xaqiiqadu waa in sababta macaluushaasi ay ahayd siyaasaddii Maraykan ee muddoxileeddii Obaama, maamulkaas oo diiday in taageerada iyo mucaawinada la gaadhsiiyo dadka u baahan, iyagoo uga dan lahaa in…

Hoggaamiyeyaasha mucaaradka Soomaaliya ayaa digniin adag u diray Danjiraha Turkiga ee Muqdisho, Alper Aktaş, iyagoo Ankara ugu baaqay inay ka fogaato faragelin siyaasadeed oo ay ku tilmaameen mid soo noqnoqotay, isla markaana ay sheegeen inay u muuqato taageero dhinac keliya ah oo loo fidinayo…

Madaxweynaha Turkiga Rajib Dayib Orduqaan ayaa lagu wadaa in uu booqasho ku tago Itoobiya iyo isu tagga Imaaraadka Carabta isniinta iyo salaasada toddobaadkan. Booqashadan ayaa u muuqata mid uu Turkigu ku xoojinayo xidhiidhka laba geesoodka ah ee u la leeyahay waddaman oo saamayn ku leh galalka…

Waxa maalmihii la soo dhaafay la faafiyay in Soomaaliya ay Turkiga ka heshay saddex diyaaradood oo ah nooca dagaalyahanka ah ee F-16 kuwaas oo markii hore lagu sheegay diyaarado dagaal oo uu ‘helay Ciidanka Soomaaliya’, sida uu sheegay Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, oo…

Wasiirka Difaaca ee Soomaaliya ayaa maalinimadii Arbacada xaqiijiyey warar hore ugu jiray warbaahinta oo sheegayey in uu Turkigu Soomaaliya ku soo daabulay diyaaradaha F-16, tallaabadaas oo salka ku haysa is ballaadhinta Milatari ee Turkiga ee ku wajahan Geeska Afrika. Wargaysyada Midle East Eye…

Subscribe to Category Page