Skip to main content

Monday 18 May 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Turjumaad

Dhaqan |
Sida uu qirayo Jiin Rene Ladmiral, dadkoo dhammi waa ay yaqiinsanyihiin in turjumaaddu ay tahay “shaqo kasta oo laba af la isku xidhayo oo badhitaarta wada xidhiidhka dad kala afaf duwan”. Ka dib markii la fahmay waxa ay tahay turjumaaddu iyo kaalinteeda, waxa markasta lagu dedaalay horumarinta…

Buug |
Erayga Turjumeha buugga On Salafism: Concepts and Contexts, oo uu qoray Casmi Bishaara, kuna soo baxay taxanaha Stanford Studies in Middle Eastern and Islamic Societies and Cultures sannadkii 2022. Buuggan waxa Af-Soomaali u turjumay Suhayb Maxamuud, waxaana daabacday Xaraf Publishing House…

Feker |
Waaqaca iyo dunida mala’awaalka ah Inta badan waxa la adeegsadaa ereybixinaha dunida mala’awaalka ah iyo waaqaca fogaan-aragga ah, iyada oo loo jeedo isgaadhsiinta iyo baraha bulshada dijitaalka ah, oo cilmiga bulshadu aad u daneeyo beryahan dambe. Walow oo la adeegsado ereyga mala’awaal, haddana…

Qoraaga buuggan, Casmi Bishaara, waxa uu dib u qoday goldaloolooyinkii taariikhda Islaamka, isaga oo isku dayaya in uu dejiyo hab-cilmiyeed aynnu ku fahmi karno xidhiidhka ka dhexeeya Salafiyada iyo Wahaabiyada, waxa uu furay irrid laga geli karo isku-milanka aqooneed ee ka dhexeeya Salafiyadii…

Sheeko |
Hordhaca Turjumaanka: Markaan akhriyay labada maqaal David Beer iyo Helmi Ben Meriem ee ka warramaya suugaanta Soomaalida ee ku qoran afafka reer galbeedka, daaqad ayaa ii furantay Soomaaliya iyo Soomaali aan beri hore aasnay ayaan arkay, waxay ila noqotay markaa in la soo ururiyo wixii macquul…

Waxa Af Ingiriisi ka soo turjumay Cabdicasiis Guudcadde. Sida ay dhigayso falsafadda Ubuntu, oo ku aroorta Afrikadii qadiimka ahayd, ilmaha yar ee dhashaa ma aha qof iskii u jira. Dadku waxa ay dhashaan iyaga oo aan lahayn ‘ena’ ama wax “aniga” ah, hadhow bay se yeeshaan kolka ay…

Qoraalkan Ingiriisigiisa waxa lagu faafiyay degelka War on the Rocks, waxana turjumay Cabdicasiis Guudcadde. Waxaan dhawaan dhawr toddobaad soo joogay xaafadaha iskuraranta ah ee Nayroobi, aniga oo u dan lahaa cilmibaadhista faldenbiyeedyada ay al-Shabaab ka geysato Geeska Afrika. Waxaan…

Subscribe to Category Page