Skip to main content

Monday 20 July 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Trump

Dhaqan |
Ka soo qaad in uu ereygu yahay sida ganacsade socdaal badan, oo suuqyada dhex wareega, alaabtiisana ka qaada luuqad una gudbiya mid kale. Mala-awaalkani ma aha mid xaqiiqada ka fog. Ereyga “tacriifad” (canshuurta kastamyada), oo maanta si weyn looga adeegsado macaamillada kastamyada isla markaana…

Wacaal |
Diidmada Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ee jawaabta Iiraan ka bixisay soo jeedinta lagu soo afjarayo dagaalka ayaa dhalisay su’aalo sii kordhaya oo ku saabsan suurtagalnimada inuu fuliyo hanjabaaddiisa ah inuu bilaabo mashruuca “Freedom Plus”, kaas oo uu ku tilmaamay nuqul balaadhan oo ka mid…

Aragti |
“Ilbaxnimo ayaa, siday u dhamayd, caawa la baabi’in doonaa. Mana soo kaban doonto,” waa qoraal uu Donald Trump faafiyey kuna daray hanjabaadihiisii badnaa ee lahaa isla-weynida doqonnimada ah, cawaandaddaas ku socota Iiraan waa mid uu ka laaban doono, sida uu sameeyo marar badan. Iyada oo imika loo…

Faaqidaad |
Kolkii Maraykanka iyo Israa’iil ay bilaabeen dagaalka 28-kii Febraayo, waxaa si weyn loo filayay Iiraan in ay ceejin doonto isusocodka maraakiibta ee Marinka Hormus. Aad bay se u yarayd in la saadaaliyo, wax ka yar laba bilood ka dib, in Donald Trump uu ku soo rogi doono go’doomin isaga u gaar ah,…

Ugu dambayn, Madaxweyne Trump wuxuu ku qasbanaaday inuu tirtiro sawir uu ku baahiyey mareegtiisa Truth Social, kaas oo u muujinayey isaga oo isu ekaysiinaya Ciise Masiix. Sawirkaas waxa ka dhex muuqanaya Trump oo xidhan hu’ cad oo qaab Tawraati ah, garbasaar guduudanna ka lusho. Gacantiisa, oo…

Madaxweynaha Maraykanka, Trump, ayaa si lamafilaan ah, 23-kii Maaris ee 2026, uga laabtay hanjabaad uu laba maalmood ka hor bixiyey, taas oo ahayd in Maraykanku uu duqaymo burburin ah ka gaysan doono warshadaha tamarta ee Iiraan, “ta u weynna laga bilaabayo”, haddii aanay Iiraan 48 saacadood…

Soo laabashada loollanka awoodaha waaweyn Sannadihii dambe, siiba wixii ka dambeeyey 2018, Maraykanku waxa uu bilaabay in uu “loollanka awoodaha waaweyn” u arko caqabadda dhabta ah ee jirta, isagoo ku beddelaya “ladagaallankii argagixisada”. Duullaanka Ruushku ku qaaday Yukrayn waa caddaynta ugu…

Waraysi |
Ka dib markii ay soo baxeen falal isdabamarin lacageed ah oo ay ku kaceen tiro yar oo ka mid ah Soomaalida Maraykanka, maamulka Trump iyo dad taageersan dhaqdhaqaaqa MAGA waxa ay bilaabeen in ay si shaacsane ah weerarro afka ah ugu qaadaan bulshada Soomaalida ah. Geesku, waxa uu Axmed Yuusuf ka…

Nidaamka Caalamiga ah ee Maraykanka iyo Caqabadihiisa Istaraatiijiyadda imbiryaaliga Maraykan waa uu ka geddisanaa boqortooyooyinkii hore ee Yurubiyaanka, oo si toos ah dunida u haystay dhammaadkii qarnigii 19aad iyo nuskii hore ee qarnigii 20aad. Maraykanku hore waa uu u tijaabiyey fekradda…

Waxa aynnu noolnahay wakhti werwer badani ka jiro xaaladda dunida. Dunidu walaac ku filan waa ay ku jirtay ka hor intii aanu Aqalka Cad kusoo laaban Trump bilawgii 2025: waxa socday xasuuqa Israa’iil ka waddo Qasa, xaaladda dagaal ee Yukrayn oo kasii daraysay iyo hanjabaadaha Maraykanka iyo…

Subscribe to Category Page