Skip to main content

Monday 9 March 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

tix iyo tiraab

Feker |
Qormadan waxaa laga soo turjumey halkan, waxaana soo turjumey Shucayb dheeg. Dood maanseeddii Deelley iyo waayihii ay daaranayd (1979- 1980) Ka dib dagaalkii Ogaadeeniya ee sannadkii 1977-kii Soomaaliya iyo Itoobiya dhexmaray, iyo ka dib isku daygii afgambi ee 1978-kii, xaaladda siyaasadeed ee…

Waxa aan isku dayi doonaa in aan warqaddan daaha kaga qaado xidhiidhka iskeensasho iyo isgo'aamineed ee ka dhexeeya ku dhaqanka maanso afeedda Soomaalida iyo samaynsanka baadisooca qabiilka ku dhisan ee bulshada Soomaalida.…

Tix |
Miisaanka salka maansadu ma aha xeer iyo halbeegga kala sooca hadalka iyo hawraarta ama tixda iyo tiraabta oo keliya, balse waa hab-aqooneed muhiim u ah qeexidda iyo sumaddeynta jaadadka kala duwan ee suugaanta Soomaalida. Waa xeer-duud qeexaya sida ay jiifto uga duwan tahay gabayga ama geeraarku…

Soomaalidu waa ummad si weyn u qiimeysa curinta iyo hal-abuurka, gaar ahaan hal-abuurka maansada. Waxay leedahay dhaqan aad u fac weyn oo hodan ku ah dhanka suugaan-afeedka (oral literature). Kaas oo ah dhaxal lagu kaydiyo sooyaalka, aqoonta iyo xikmadda bulshada. Suugaan-afeedka ayaa kaalin muhiim…

Subscribe to Category Page