Waxa muddooyinkii dambe isa soo taraysay xiisadda colaadeed ee soodinta gobollada Waqooyiga Itoobiya ee Tigreey iyo Amxaara, waxana in muddo ah socday abaabul ciidan oo ay dhinacyadu wadeen. Labadii maalmood ee la soo dhaafay ayaa ay, haddaba, xaaladdu isu beddeshay iska-hor-imaadyo hubaysan oo…

Dadka arrimaha bulshada u dhaqdhaqaaqa iyo hoggaanka bulshada ayaa dib u furay xuduudka eretariya ee ka gudba tuulada Zalambessa, waa shan sanno ka dib oo uu xuduuddani xidhnayd. Marka si guud loo eego, waa tallaabo u muuqanaysa horumar wanaagsan oo uu deegaanku sameeyey, se haddana waa…

Si kastoo xaaladdu u kacsan tahay, hadalada la isweydaarsanayaana u xanaf badan yihiin, oo uu u jiro dhaqdhaqaaq milatari, haddana, dagaal Itoobbiya iyo Eratariya dhex maraa waa mid laga fursan karo, iyadoo sidaa ah baddu way kacsan tahay, halistuna waa sarreysaa.…