Waxa muuqata in iskudayga Getachew Reda ee iskudheellitirka xejisashada kaalinta siyaasadeed iyo sarkaxaadinta hadalka ay ku hoos jirto halis dhab ah oo lagu caadiyeynayo ka baxsashada ciqaabta ku habboon burburintii gobolka Tigrayga. Sarkaxaadinta hadalku waa mid masuuliyadda lagu dafiri karo,…

Taliyeha Guud ee Ciidanka Itoobiya, Birhaanu Juula, ayaa uga digay Jabhadda Shacbiga ah ee Xoreynta Tigree – TPLF dagaaal kale oo ka dhan ah. Isaga oo ka hadlayay xuska sannadguurada 5aad ee dagaalkii ka qarxay gobolkaas, 2020-kii, xilligaas oo xoogagga Tigreeygu ay weerar xooggan ku qaadeen, kuna…

Jid cidhiidhi ah, boodh badan oo qarfo ah waxa dhinac teedsan teendhooyin ay ka muuqato astaanta buluugga ah ee Qaramada Midoobay, oo muddo afar sanno ka badan hoy u ah 28 kun oo qof oo qaxoonti ah. Xerada Adi Mehameday waxa ay 82 km u jirtaa magaalada Shire, ee gobolka Tigray, waqooyiga Itoobbiya.…

Si kastoo xaaladdu u kacsan tahay, hadalada la isweydaarsanayaana u xanaf badan yihiin, oo uu u jiro dhaqdhaqaaq milatari, haddana, dagaal Itoobbiya iyo Eratariya dhex maraa waa mid laga fursan karo, iyadoo sidaa ah baddu way kacsan tahay, halistuna waa sarreysaa.…