Aragti
Cabdiraxmaan Xusaynawi
|
Sidee ayaa uu dhallaan u qaadi karaa dubbe ka hor intaanu qaadin buug? Sidee jidhka dhallaanku isugu beddeli karaa mashiin waxsoosaar ka hor intaanu dhadhamin madaddaalada nolosha iyo farxadda dheesha? Kolka Afrika la joogo sababma ayaa qeexitaanka dhallaanimada loogu koobaa lagamamaarmaannimada…