Skip to main content

Tuesday 20 January 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

terrorism

Wacaal |
Dagaalka Maraykanka ee ka dhanka ah ‘argagixisada’ ee Soomaaliya isma uu beddelin, xilli ay hoos u dhaceen hawlgalladiisii uu ka fulinayay gobolka Saaxiil ee Afrika, iyada oo ay jirto in deegaankaas, oo fidsan inta u dhexeysa dalalka Maali, Neyjar iyo Burkiina Faaso, lagu tilmaamo meelaha ugu…

Waraysi |
Muddo-xileedkiisii hore, Donald Trump waxa uu oggolaaday tiro duqaymo cirka ah oo ka badan isu gaynta intii la fuliyey muddo-xileedyada madaxweynayaashii ka horreeyey. Toban maalmood oo ka mid ah muddo-xileedkiisan labaad, waxa uu amray in duqaymo kale la fuliyo. Geesku waxa uu la hadlay weriye…

Aragti |
Qoraalkani wuxuu soo koobis Soomaaliyaysan u yahay warbixin uu mac’hadka Rift Valley daabacay 26/10/2023. Warbixintani waxay diraasaynaysaa dhaqaalaha siyaasadeed ee isbaarooyinka Soomaaliya. Weydiimaha ay ka jawaabayso warbixintu waxay yihiin: muxuu yahay waxa dabada ka riixaya samaysanka…

Subscribe to Category Page